Welcome, visitor! [ Register | Login

About daher

Description

diredelala.com is the place to buy and sell second in dire dawa

Birr8,500.00

laptob thinkpad

asc laptob nuucisi yahay thinkpad oo jadid corei5 Ram : 4GB ayaan la iibinayaa ee cidi rabta way argi garaysaa marwaliba

265 total views, 1 today

machine

Birr2,000.00

machine ka dharka

hambalyo waxan iib uu radinayna machine ka dharka ee cidii rabtaa in ay ku maydhow machine dharka ha nalaso xidhidhow

218 total views, 2 today

Birr6,000.00

gurii kiro ah

waxaa kiro loo radinayaa guri ku yala Ganda garada oo ka koban : 6 classe oo aad tayadeedu uu fican tahay

295 total views, 2 today

Birr4,000.00

Frige

hambaliyo hambaliyo waa inigu hambaliyaynayna in aan hada hayno firig aad u fican marka cidii rabta waa inagala soo xidhidhan

318 total views, 2 today

taxi

Birr200,000.00

TaTa

waxaa iib loo radinayaa TaTa aad uu ficaan ee cid rabta hana soo wacaan

233 total views, 3 today

Birr1,500,000.00

house for sale

guuri ayaa la iibinaya ku yala safer sabian oo aad uu fican cidii rabta way argi garaysa xili walba

308 total views, 2 today

Birr5,500.00

labtop

laptob noocicu yahay DELL ayaan iib uu radinaynaa waa laptob aad taayadisu uu fiicantahay ee qofki raaba waa uu arki kara

264 total views, 2 today

 

Search job

waxaa shaqo tuugan radinaya wiilkan yare sidaa darteed cidii rabta shaqale tuugan hanala soo xidhidho

338 total views, 2 today

taksi ii

Birr160,000.00

Addis suziki

Addis suziki addis abeba ayaa laga geenay waqti dhow ee ciidi rabta waa nalasoo xidhidho kilometrage: 0 kilometre

380 total views, 3 today

suziki 111

Birr160,000.00

suziki

waxaan iibinaynaa suziki jadid ah oo wax yar la isticmalay hadaba qof ki raba suziki qualiti lee hana la soo xidhidhow xili walba uu rabo

264 total views, 2 today

Birr3,000,000.00

house for sale

waxaan iib lo radinayaa guri ku yala numbar one oo aad uu qurux badan ee nala soo xidhidha

336 total views, 3 today

home

Birr3,000,000.00

House for sale

waxaa iib loo radinaya gurii aad uu qurux badan oo ku yala meel aad uu fican safar numbre one ee cidi rabata hana soo wacaan

370 total views, 2 today

job

 

job

waxaan radiinaya shaqo waxa ay dooniba hanoqoto like tuukan,guuli and more call me

285 total views, 2 today

IMG_20170207_163637

Birr700.00

speaker

waxa la iibinayaa speaker fiican oo bluetooth lee ee nalsoo xidhidha cidii rabtaa

215 total views, 3 today

Birr120,000.00

bajaj

waxaan iibinaynaa bajaja aad tayadedu uu fican tahay ee nala soo xidhidha

287 total views, 3 today

IMG_20170118_112333

Birr43,000.00

Moto

ይምሽት ሞቲር no commissions I am that owner

393 total views, 4 today

Birr2,000.00

playstation 2

waxaan iibiniya playsation jadid oo la isticmalay 5 bilod is so waca qofki raba

331 total views, 3 today

téléchargement (7)

Birr2,200.00

playstation

waxaan iibinaya playstation 2 oon hal sano isticmalaya usb ayaa ay qadata game na way ku dhejiran

260 total views, 2 today

images (1)

Birr1,500.00

baskil

baskilgan ayaan iibinaya oo inyar iisiticamalay

279 total views, 2 today

Page 3 of 3 1 2 3

Sorry, no posts could be found.